Tabane
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)1. (kiim.) Laba saldanab oo isla eg ee walxuhu leeyihiin middood oo elektaroonadu xambaarsan-yihiin. 2. (xis.) Tiro xisaabeed oo eber ka yar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tabane ↴
ugu hooseeye | atam | elektaroon | fallaadho-qotin-tabane | qotintabane | takoore | tirooyin-khayaali |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg