Tabatabbo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Weel baaquli u eg oo ka samaysan argeeg, dushana aleel looga sharxay oo subagga, oodkaca iwm lagu shubto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tabatabbo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg