Teenis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cayaar laba qof ama ka badan ku tartamaan iyaga oo laba kooxood isaga soo horjeeda oo ku cayaaraya garoon sibir ah oo leh shabag dhexda ah iyo kubbad abuu-cudbi ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga teenis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg