Xaalad-beeggaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do ..., m.l)

(fiis.) Xaalad loo adeegsado qiimaha looga qiyaas qaato cabbirrada kul-daynaamikada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaalad-beeggaal


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg