Yamyam

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. Y. ah: qof hadal badan. 2. Askar ku hadli jirtay afka sawaaxiliga oo ingiriisku ka keenay bariga Afrika.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yamyam


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg