Aadi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga:

ld aaddi. aaddi

Inaba caadi ma aha*

aad ugu bogid. ka helid . la yaabid  Bandhigii Suldaan Seeraar inaba caadi ma ahayn xalay


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aadi

aad | aad | aaddi | aaddin | aadid | aadimo | aadin | aadiraac | faadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg