Aashuun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-uummo/-uunno, m.dh)

Weel tebedda u eg, dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto. ld ashuun.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aashuun

ashuun | shaambi | tinnaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg