Aawo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Erey aan keligii istaagin in qodob lahaansho lagu daro mooyee, sida: -diis, -deed, -dood iwm oo macnahiisu yahay qof ama wax dartood. Tus. “Cali, Caasha aawadeed ayuu halkan u yimid”. ld aw.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aawo

jaawo | taawo | taawo | aw | bilisxaawo | birdaawo | birtaawo | cadaawo | daawo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg