Aayatiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Xaalad xumaan ama samaan leh oo ay cidi ku dambeyso; ciribdambeed. ld aayo¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aayatiin

aayo | caaqibaxumo | caaqibo | dhaxalsii | dhursug |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg