Aayodhiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(kiim.) Curiye adke ah oo bida midabkiisuna yahay buluug madow kana tirsan haloojiinada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aayodhiin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg