Abaalmari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Qof u abaalgudid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abaalmari

abaalgud | abaalmarin | abaalmaris | faradduug | gooso | janno | midiidin | sawaab |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg