Abakaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro, m.l)

Haweeney waxyaabo yaryar ka ganacsata.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abakaar

abakaarnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg