Abbaarqaado

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)

Ka a.: meel jahadeeda meel kale uga tilmaan qaadasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abbaarqaado

abbaarqaadasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg