Abbaay abbaay
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Digri haweenka u gaar ah oo la sameeyo marka haweeney ay kuraysanayso ama markii caado ahaan loo xusayo abbaay Faaduumo oo lagu wado gabadhii Rasuulka (n.k.h.a.).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abbaay abbaay ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg