Abbaaye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)1. Wax ay gabadhi u tahay wiilka ama gabadha la dhalatay. 2. Erey “walaal” ka dhigan oo gabdhaha wada dhashay ama xigto ah ama is jecel isugu yeeraan. 3. Gabadhi waxa ay u tahay ilmaha la dhashay ee ka yaryar. ld abbaay, abbaayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abbaaye ↴
abbaay | abbaayo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg