Abeesajilfaaley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Abeeso aad u weyn oo bakeylaha, sagaarada iyo ugaarta yaryar liqda. ld abeesojufaaley.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abeesajilfaaley

abeesojufaaley |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg