Abitey
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-eeyo, m.dh)Warqad qaab shimbireed leh oo inta dun dheer lagu xiro caruurtu hawada ku laliyaan; dawaarad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abitey ↴
walando |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg