Abuullan

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Awoowayaal hore oo cidi ka soo farcantay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abuullan

abkow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg