Abuurcas
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:Nooc meseggada ka mid ah, oo midab guduud iyo caddaan u dhexeeya leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abuurcas ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

