Abuure
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)1. Eebbe. 2. Qof wax abuuraya ama wax beeraya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abuure ↴
alkume | amaamude | khushiye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg