Abxad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Shandad weyn, maqaar ka samaysan oo reer miyigu wax ku gurtaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abxad ↴
gaar | gaar | qabxad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg