Adaadax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Socodka lala dhacdhaco tabar darro darteed. 2. Meesha ay iska galaan dhulka iyo buurta.

Adaadax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Tabar darro awgeed la dhicdhicid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adaadax

adaadixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg