Adaddaah

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld adaddaahid.

Adaddaah

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)

1. Madaxwareer yar. 2. Jirro muddo lala jiifey si tartiib ah uga bogsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adaddaah

adaddaahid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg