addoonso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Cid addoon ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh addoonso

addoonsasho [m.f.dh]
eeg addoonso. ld addoonsad, addoonsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg