Adeego

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

1. Cunto maalmeed suuq ka soo iibsasho. 2. Hawl keligii qabsasho (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adeego

adeegasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg