Adinayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.dh)

(baay.) Mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan beysaska nukliyootaydhada DNA iyo RNA.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adinayn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg