Afar-madaxle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Muruqyada ugu waaweyn ee lugta fidiya midkood, wuxu ku yaal bowdada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afar-madaxle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg