Afartanbax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld afartanbixid.


Afartanbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Naag dhashay oo 40 maalmood u dhammaasho. ld afartambax².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afartanbax

afartambax | afartanbixid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg