afaysasho
(m.f.dh)

eeg afayso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afaysasho

loolo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ooshay, -oolatay)
Mindi iwm afaysasho.

saqafaysasho [m.f.dh]
eeg saqafeyso. ld saqafaysad, saqafaysi.

soofayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Bir afaysasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg