Afgammuuran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)Wax af beelay noqosho (qalab af fiiqan). ld afgammuuxan¹, afgamuuran¹, afgamuuxan¹.
Afgammuuran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax af beelaay ahaansho (qalab af fiiqan). ld afgammuuxan², afgamuuran², afgamuuxan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afgammuuran ↴
afgammuurmid | afgammuurnaan | afgammuuxan | afgammuuxan | afgamuuran | afgamuuran | afgamuuxan | afgamuuxan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg