Afgarooc

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Qof aan hadalka si fiican u jeedin karin; aflaawe.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afgarooc

afgaroocnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg