Afnaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld afnaqid.

Afnaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Magac qof kale ku hadlid; afhayn. 2. Ku a.: qof, qof kale xurmad ka mudan si uusan jecleysan ugu warcelin; afceli.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afnaq

afceli | afceliso | afceliye | afnaqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg