afrogan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Weel la afrogay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afrogan

afrognaan [m.f.dh]
eeg afrogan. ld afrognaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg