aftahannimo
(m.dh)

Aftahan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aftahannimo

afjuxuunso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Xag aqooneed, aftahannimo iwm cid dood kaga badin.

gola-kakac [m.l]
Qof aftahannimo dheeraad ah leh.

gola-kataag [m.l]
Qof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, sida geesinnimo, sakhinnimo, aftahannimo iwm.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg