afweyn
(m.dh)Riciraha tunka tan ugu sareysa ee madaxa ku fadhiyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afweyn ↴
afweyn-holac [m.l]
(daaw.) Halaamacood lafta afweynta ee ka muuqata dhegta dabadeeda oo saameeya gododka laftaas (air space)la xiriiriya godka dhegta dhexe.
tukahariye [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Riciraha tunka oo u dhexeeya afweynta iyo araxda.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg