Afxir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Asraar loo akhriyo xoolo lumay si uusan dugaag u cunin. ld aftuur¹.


Afxir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Xoolo lumay quraan u akhrin si aan dugaag u cunin. ld aftuur².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afxir

aftuur | aftuurid | afxiran | afxirasho | afxirid | afxirnaan | afxirnaansho | afxiro |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg