Afxumee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Qof hadallo aan munasaab u ahayn ku dhihid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afxumee

afxumayn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg