afxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)

Wax cay badan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afxun

afxumaan [m.f.dh]
eeg afxun. ld afxumaansho, afxumi, afxumo.

afxumow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)
Wax afxun noqosho (qof).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg