agaag
(m.l)Fagaag. ld agag.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh agaag ↴
agaagse [m.l]
ld agagse.
agag [m.l]
ld agaag.
agagse [m.l]
1. Waxa laga baxsho ama laga qasho xoolo la soo dhaco inta aan la qeybsan. 2. Wax yar oo kororsiimo ahaan loo siiyo qof xoola la soo dhacay oo la qaybsaday wax yar ka helay. ld agaagse.
bagaago [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dhako.
cagaag [m.l]
1. Wax sida dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo. 2. Meel leh dhagax, gaxandho iwm oo cagaha waxyeela marka kabo la'aan lagu socdo. 3. Dhibaatada caguhu ka mutaan marka lagu socdo meel leh dhagax, qaruurax, gaxandho iwm. 4. ld cagaagid.
cagaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Cagaag dareemid.
cagaagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax aan kabo haysan ahaansho.
cagaagid [m.f.dh]
eeg cagaag². ld cagaag¹ (4).
cagaagnaan [m.f.dh]
eeg cagaagan. ld cagaagnaansho.