Agaasime
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mayaal, m.l)1. Qof madax ka ah waax wasaaradeed, wakaaladeed, hay'adeed iwm. 2. A. guud: qof dhowr agaasime madax u ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga agaasime ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg