ahalo
(m.dh)ld ehel.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ahalo ↴
bahaloobid [m.f.dh]
eeg bahalow. ld bahalow¹.
bahalow [m.l]
ld bahaloobid.
bahalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Bahal noqosho. 2. Waraaboobid.
ehel [m.l]
Qaraabo, sokeeye, xigto. ld ahal, ahalo, ehelo.
farahalo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ashay, -alatay)
Gacmaha iska mayrid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg