ahaw
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aaday, -aatay)Wax xalaad ku sugan noqosho. ld ohow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ahaw ↴
baahawadaag [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
B. ah: dad iskaashi iyo wax wadaqabsi ka dhaxeeya.
ohow [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ooday, -ootay)
ld ahaw.
jahawareer [m.l]
ld jaahwareerid.
jahawareer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld jaa-hwareer².
jahawareeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld jaah-wareeri.
jahawareerid [m.dh]
ld jaahwareerid.
jahawareerin [m.dh]
ld jaahwareerin.
jahawareersan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld jaahwareersan.
jahawareersanaan [m.dh]
ld jaahwareer-sanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg