ahmiyad
(m.dh)Ujeeddo; qasdi; muhiimmad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ahmiyad ↴
ahamiyad [m.dh]
ld ahmiyad.
quburi [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Q. ah: qof ahmiyad gaar ah siiya ku cibaadeysiga qubuuraha.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg