ajiib
(m.l)

1. Aqbal. 2. ld ajiibid.

ajiib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Cid wax ay rabto ka aqbalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ajiib

ajiibid [m.f.dh]
eeg ajiib². ld ajiib¹ (2).

cajiib [m.l]
1. C. ah: wax qaabkii dabiiciga ahaa ee lagu yaqiin ka duwan. 2. (e.d) Waa yaab.

ijaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Yeelid; maqlid; ajiibid, aqbalid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg