Ajli
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Sabab; daraad. 2. A.gay, a.gaa, iwm: daraadday, daraaddaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ajli ↴
majlis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

