Akhriso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Haweenay raadiyaha, telefiishinka iwm warka ka sheegta.

Akhriso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Wax qoran daalacasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga akhriso

akhrisasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg