alaah
(m.l) (-hyo, m.dh)Qof baryo badan oo aan xishoon.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alaah ↴
walaahow [m.l]
Jahawareer; walaac.
walaahow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax aan laga maarmin waxna aan tarayn dareemid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg