alaakoodi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Alaakood sameyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alaakoodi

alaakoodin [m.f.dh]
eeg alaakoodi. ld alaakoodis.

alaakoodis [m.l]
ld alaakoodin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg