alaale
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Qof dhallinyar, waayo aragnimo lahayn, oo isla weyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alaale ↴
ooryowalaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Labo nin ooryowalaal ka dhigid.
ooryowalaaleyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ooryowalaalee.
xalaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax xalaal ka dhigid.
alaalennimo [m.dh]
Alaale ahaansho.
walaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Walaalo ka dhigid (cid).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg