Aldhihaydh
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)(kiim.) Qayb ka mid ah iskudhisyada oorgaanikada ah ee noocoodu yahay -C-H; halkaas oo R ay tahay koox alkayl ama arayl ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aldhihaydh ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

